Tutorials
Calendar
Maktabadda Nuurulyaqiin
Subac
Report Broken Links
Social Media

MAXABADA NABIGA

0
18 December 2013 18:58 in by Super Admin
  • Visits: 3469
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 4 0
  • Share via Social Media

    MAXABADA NABIGA

    Jacaylka nabiga Ilaah ayaa mahad leh nabi muhamed NNKH alaha yelo ahalkiisii iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jacaylka nabiga Ilaah ayaa mahad leh nabi muhamed NNKH alaha yelo ahalkiisii iyo


asxaabtiisina alaha yeelo inta kadib waxan jecel nahay inan wax iska xususino mowduc ku sabsan jacaylka nabiga muhamed ah NNKH

Waxan ogsoonahay in jacaylka nabiga NNKH maxabadiisa ay wajib nagu tahay sidan ku arki doono nusuusta oo uu imaan keenu ku xiranyahay oo qofkasto muslima ay wajib cayniya ku tahay in uu jeclado nabiga

Ilaah wuxuu qurankisa ku leyahay قل إن كنتم تحبون الله فاتبعوني يحببكم الله ويغفر لكم ذنوبكم والله غفور رحيم

Waxa ku dhahda nabi muxamedow hadad tihiin kuwa jecel ilahay aniga isoo raaca ilaah waa idin jeclanayaa danbiginana waa dhafaya ilahana waa kii naxariista.

Fatabicuuni marka la leeyahay racidaas waxay lazimsanaysa maxabada Nabiga NKHH maxaa yelay qofku waxa u daba galayo 0o uu ku dayanayo waa qofka uu jecelyahay.waxa nalaga raba qofkasto islama inuu layimado maxabo tama oo uu jeclado nabiga NNKH kasoo fushay ikhtiyaar iyo macansi u ku fakarayo xaqa iyo abalka uu kuleyahay nabigu iyo nimcada iyo axsanka uu u suubshay nabi muxamed marka uu fiirsho wax aad adigu nabi muxamed u suubisayna aysan jirin markii qofka maxabo tama laga helo markas aya waxa la heli kara itibac uu nabiga raaco salalahu calayhi wasalam markas ay culimadu islamku yirahdaan waxa laga heli kara itibac qofka in baxabo tama laga helo maxa yelay إن المحب لمن يحب مطيع

qofku qofka uu yecelyahay oo ikhtiyar uu u jecelyahay oo wax ku qahrayo jirin buu daba joogaa lakin haday wuxu maxaba ahayn oo xata wax lagu qahrayo tahay waxa uu daba joogi kara ama ku dayan karaa waa wax yar. Marka maxabadas aya nalaga doonayaa taamka qofku inuu la yimaado si aan nabi muxamed u raacno oo nusuustii kale lagu tilmamay qofka maxaba nabiga hela حلاوةالايمان inuu helay.

xadiithkii bukhari ku sugna wa kii ahaa عن أنس رضي الله عنه أن النبي http://www.haridy.com/ib/images/smilies/salla-y.jpgقال:
((ثلاث من كن فيه وجد حلاوة الإيمان،أن يكون الله ورسوله أحب إليه ممن سواهما،وأن يحب المرء لا يحبه إلا لله،وأن يكره أن يعود في الكفر كما يكره أن يقذف في النار)

qofku markuu yahay ilaah iyo rasuul waxkasta inuu ka jecelyahay naftiisa, ahalkiisa, ilmihiisa, xaaskisa iyo wax walbo qofkas wuxu helay xalawatal iimaan.markii maxabadas sadiqada qofka laga helo waxa ka dhalanayso itibac uu raco nabiga calayhi salatu wasalam hawadisu ay racsan tahay xaqii iyo shariicadii uu layimu nabigu NNKH. Sida uu xadith nabigu ku yiri لا يؤمن أحدكم حتى يكون هواه تبعاً لما جئت به

qofkiin ma uu san rumayn ilaa hawadiisu ay raacdo waxan la imid. Waxa uu cishqinayo oo uu danaynayo waa nabiga SCW shareecadii uu layimid

qofkas hada hawadiisi iyo cishqigiisii uu markasta ku xiran yahay inuu nabi muxamed raaco salalahu calayhi wasalama waa qofka ay maxabadiisu kaamilka tahay oo si dhaba u jecel nabi muxamed NKHH. qof aan qalbigisa maxabo ku jirin hawadiisu uma socoto inay racdo waxa nabi muxamed la yimid EE qofka kale oo maxabu qalbigisa ugu jirto ayuu rabaa inuu raaco. Marka sidaa uu xadithku shegay أن يكون الله ورسوله أحب إليه ممن سواهما waa inay ahadan ilah iyo nabi muxamed mid loogu jacayl badan yahay wixi ka soo haray. Wuxuu kaloo suubanu yiri لا يؤمن أحدكم حتى أكون أحب إليه من ولده ووالده والناس أجمعينqofkiin mumin dhaba ma noqonayo ilaa uu iga jeclado ilmihisa iyo walidkiis iyo waliba dadka oo dhan.

waa kii sayid omar RD uu yiri yarasulalahi wan ka jeclahay wax walba ilaa nafsadeyda mahane oo loogu jawabay. Wali yaa omar oo markas intuu gartay yiri xata nafsii.rasulku wuxu ku yiri hada imankadu kamil noqday omarow.qofka islamka wuxu daremi karaa oo uu radinayaa qof uu jecelyahay oo uusan arkin oo uu wax walba ka jeclan lahaa lagu lankiisa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip